Skip to content

Library

Browse our library of Bible-based publications. Read online or download the latest issues of the Watchtower and Awake! magazines and other items featured below. Listen to free audio books of our publications in many languages. Watch or download videos in many languages, including sign languages.

 

Wargeysyada

Ku soo dhowaada websiteka rasmiga ah ee Markhaatiyaasha Yehowah, jw.org. Websitekan waxaa ku kooban fiidiyowyo iyo qormo kugu caawinaya inaad wax ka baratid Abuureheenna Yehowah Ilaah iyo Eraygiisa Kitaabka Quduuska ah.

Imminka wargeysyo aan badnayn baa ku diyaarsan af Soomaali. Haddii ad doonaysid inaad shayo kale eegtid, baadh wargeysyada af Ingiriiska lagu soo bandhigay. Ama luqad kale ka dooro liiska kore.

 

Buugag iyo Qormo

Ku Raaxayso Nolosha Weligeed ah! Waxbarashada Iyo Wadahadalka Kitaabka